Magalada Dhoobley oo si rasmi ah loga bilaabay qaadashada Talaalka Covid-19.

0
636

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee Gobolka Gobolka Jubadda Hoose ayaa laga bilaabay bixinta  tallaalka covid -19 kaasi oo la siinayo dadka  da’doodu ka weyn tahay 18 sano.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa Warbixintan ku eegeysa.