Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Waraabka iyo Beeraha XFS ayaa Magaalada Muqdisho ka daah-furtay Barnaamijka adkeysiga nolosha reer miyiga ah iyadoo lagu caawin doono Beeraleyda Soomaaliyeed iyo xoola dhaqatada.
Ugu horreyn Madaxa mashruucan ayaa tilmaamay muhiimada uu barnaamijkan u leeyahay dalka.
Wasaaradda Waraabka iyo Beeraha XFS oo daah furay mashruucan ayaa carabka ku adkeeyay in mashruucan uu gaari doono in kabadan 30,000 oo qoys si sare loogu qaado noloshooda.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya