Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada XFS Dr Cali Xaaji Aadan ayaa Magaalada Muqdisho ka daahfuray Xeer-nidaamiyaha Xaquuqda Bukaanka iyo Shaqaalaha Caafimaadka oo ay horey u ansixiyeen golaha Wasiirada kaas oo lagu hagayo hab dhaqanka iyo xariirka u dhaxeeya bukaanka iyo shaqaalaha Caafimaadka.
Xogahaya guud ee golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka Dr Maxamed Maxmuud Cadow ayaa sharraxay muhiimada uu xeer-nidaamiyahan u leeyahay bahda Caafimaadka.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawarmaya