Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha saxafiyiinta jubbaland qadar iimaan dhaqane ayaa maanta magaalada kismayo ka daah furay tababar wariyaasha ka howlgala magaalada kismayo lagu barayay hab tabinta arimaha la xiriira arimaha deegaanka iyo isbadalka cimilada xilli ay maanta ku beeganatahay maalinta xuriyada saxafada aduunka.
Agaasimaha maamulka kheyraadka dabiiciga ah ee wasaarada deegaanka jubaland maslax mowliid oo madasha ka hadlay ayaa waxaa uu saxafiyiinta jubaland ugu hambalyeeyay maalinta saxafada aduunka oo maanta ku beegan.
Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya