Magaalada Kismaayo oo lagu qabtay aqoon kororsi ku saabsan muhiimada uu leeyahay kalluunka

0
21

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Kalluumeysiga Jubbaland ayaa 40 haween ah u qabatay, aqoon kororsi ku saabsan muhiimada uu leeyahay kalluunka.

Qaar kamid ah Haweenka Ka faa’iideystay aqoon kororsiga ayaa fah-faahin ka bixiyay Tababarka iyo waxyaabihii ay ka faa’iideen.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya