Magaalada Kismaayo oo laga hirgaliyay Iskuul ay farsamada gacanta ku bartaan dadka maqalka la’.

0
170

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa laga hirgaliyay iskuul ay farsamada gacanta ku bartaan dadka Maqalka la’ ee ku nool Degmada Kismaayo waxaana xaruntaan lagu barto farsamada gacanta hirgaliyay Maxamed Cabdkariin Muuse oo ka mid ah dadka maqalka naafada ka ah islamarkaana horay Magaalada Kismaayo uga hirgaliyay Iskuul hoose dhexe oo ay wax ku bartaan dadka baahiyaha gaarka ah qaba gaar ahaan kuwa maqalka la’.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya