Magaalada Kismaayo oo laga daah-furay tababarka tababarayaasha habraaca qorista siyaasadaha iyo Shuruucda

0
47
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Jubbaland ayaa maanta Magaalada Kismaayo si rasmi ah uga furtay Tababarka tababarayaasha ee habraaca qorista siyaasadaha iyo shuruucda taasi oo loogu talagalay in lagu kobciyo aqoonta boqol qof oo kala socday Hay’adaha Dowlad Goboleedka Jubbaland.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya