Magaalada Kismaayo oo laga daah-furay Qorshaha istaraajiyada xalinta khilaafaadka.

0
48

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha Fadaraalka iyo dib u Heshiisiinta Jubbaland mudane Maxamed Ibraahim Ogle ayaa Magaalada kismaayo ka daah-furay qorshaha istiraatijiyada xalinta qilaafaadka ee 5ta Sano ee soo socota ee dawlada Jubbaland.

Munaasabada ayaa waxaa kaso qaybgalay wasiirka Wasaaradda hawlaha guud wasiiru Dowlaha Wasaaradda waxbarashada odoyaasha dhaqanka haweenka dhalinyarada iyo Marti sharaf kale.

Qorshaha istiraatiijiyada ee 2024 ilaa iyo 2029 ayaa noqonaya midii ugu horesay ee Jubbaland yeelato sida u shegay wasiirka arimaha gudaha Jubbaland.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa