Magaalada Kismaayo oo laga daah-furay mashruuc raashin qeybin ah.

0
68

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyiinka Dowlad goboleedka jubbaland ayaa maanta bilawday bixinta gargaar lasiinayo 25000 oo qoys oo ku nool xaafadaha degmada kismaayo.

Madaxweyne kuxigeenka labaad ee Jubbaland ahna ku simaha madaxweynaha ayaa  magaalada Kismaayo ka daah-furay mashruuc raashin qeybin ah.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya