Magaalada Dhuusamareeb oo lagu qabtay kulan lagu falanqeynayay nabad-dhiska

0
9

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulanka ay Soo qaban-qaabisay Xarunta qaran ee Tursan ayaa Lagu qabtay Magaalada Dhuusamareeb, Waxaana Diirada Lagu Saarayey Nabad dhiska Iyo Isu soo dhowaashaha Bulshada, Waxaana Ka soo Qeyb Galay Waziiro, Agaasimayaal, Maamulada Gobolka Iyo Degmada, Hawewnka, dhalinyarada, Culima’uwdiinka iyo Sido kale Wax Garadka.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa