Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada dhoobley ee gobolka jubada hoose ayaa waxaa laga bilaabay olole ka dhan ah nadaafada kaas oo ay soo qaban qaabiyen ururka haweenka ee degmada dhoobley waxaana ka soo qab galay wasaarada cafimaadka, maamulka degmada dhoobley waxaa kaloo qayb ka ahaa kanbaniga nadaafada ee jubba oo ah kanbani ka shaqeyaa nadaafada degmada ololahan ayaa waxa uu socon doonaa mudo todoba maalin ah.
Ugu horayn waxaa siwada jir ah warbaahinta ula lahadlay gudoomiyaha degmada dhobley xasan cabdi xaashi iyo agaasimaha wasarada caafimaadka qaybta degmada dhoobley cabdi Fataax Maxamed Axmed.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya