Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay qorshaha qaranka kursiga Golaha Ammaanka.

0
42

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dowladda Soomaaliya ayaa guul weyn ku tilmaantay dib ugu biirista Soomaaliya ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay muddo 54 sano ah kaddib.

Madaxweynaha Soomaaliya, Wasiirka Arrimaha Dibadda, iyo Danjiraha Soomaaliya ee Qaramada Midoobay ayaa munaasabado ka kala dhacay Soomaaliya iyo Mareykanka uga hadlay arrintan.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya