Madaxweyne ku-xigeenka Soomaliland oo gaari Dab-damis ah ku wareejiyay Ciidanka Dab-damiska.

0
150

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabadan oo aheyd mid lagu wareejinyay gaari casri ah oo loogu talagalay ciidanka Dabdamiska Soomaliland ayaa waxaa goobjoog ka ahaa madaxweyne ku xigeenka Soomaliland wasiiro iyo saraakiisha ciidanka Dabdamiska Soomaliland Gaarigan ayaa waxaa ku deeqay baanka dhaxe ee Soomaliland.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya