Madaxweynaha Jubbaland oo daahfuray Wakaaladda Biyaha Jubbalaand .

0
77
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa daahfuray Wakaaladda Biyaha Jubbaland,oo ay hirgalisay Wasaaradda tamarta iyo biyaha Jubbaland.
Munaasabadda daahfurka Wakaaladda Biyaha Jubbaland waxaa ka qayb galay Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Jubbaland, Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada iyo Golaha Wakiilada Jubbaland, Xildhibaano heer Federaal ah iyo masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha kala duwan ee Dowladda Jubbaland.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya