Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Mudane Axmed Maxamed ayaa Magaalada Kismaayo ka daah furay Shirweynaha 1-aad ee Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Jubbaland oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Dowlada Jubbaland.
Shirkan ayaa lagu soo bandhigay Dood Cilmiyeedyo kala duwan waxaana ka soo qeyb galay Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Jubbaland, Xildhibaano, Agaasimayaal, Odayaasha dhaqanka, Hay’adaha ka howlgala Jubbaland, Khubaro kala duwan oo khibrad uu lee arimaha Deegaanka iyo Marti sharaf kale.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya