Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxwayne kuxigeenka koowaad ee Dowladda Jubbaland ahna ku simaha Madaxweynaha Jubbaland ayaa kulan la qaatay qaybaha kala duwan ee bulshada Degmada Luuq ee Gobalka Gedo.
waxaana uu ahaa ujeedka kulanka sidii bulshada Degmada Luuq loogu wacyigalin lahaa in ay ka qeyb qaataan Nabad Galiyada Degmada.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya