Madaxwayha Galmudug oo ka hadlay dhismaha Wadooyinka isku xira Magaalooyinka Galamudug.

0
98

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa si rasmi ah u shaaciyay qorshe ballaaran oo lagu horumarinayo kaabayaasha dhaqaalaha, gaar ahaan dhismaha iyo dayactirka waddooyinka muhiimka ah ee isku xira magaalooyinka Galmudug.

Madaxweynaha ayaa sheegay in mashruucyadani yihiin kuwo qayb ka ah istaraatijiyad sanadle ah oo lagu horumarinayo isku socodka bulshada, lana dhiirrigelinayo ganacsiga iyo nabadgelyada gobolka. Wuxuu si gaar ah uga hadlay saddex waddo oo muhiim ah.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya