Macalimiinta Iskuulada Dhoobley oo waalidiinta ugu baaqay ineysan Caruurtooda Taleefoono u dhiibin

0
125

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dadka intooda badan waxa laga yaabaa inay aaminsanyihiin in noloshoodu aanay socon Karin haddii aanay haysanin Taleefanada gacanta, Taleefanada waxa loo isticmaalaa is gaadhsiinta ugu fudud meel walba oo dunida kamid ah.

Lakin nimco walibo nusqanteeda leh, waayo horumarka dhanka teknolojiyadda ah ee la gaarey ayan ka marneyn dhiibatooyin.

Maamule ku xigeenka Iskuulka Waamo ee Magaalada dhoobley ee gobolka jubada hoose Mukhtaar Sheekh Nuur Xasan ayaanu ka waraysannay saamaynta uu Taleefanka gacantu ku yeeshay Ardayda islamarkaana ugu baaqay waalidiinta inaysan caruurtooda taleefoono u dhiibin

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa