Macalimiinta Iskuulada Dhoobley oo waalidiinta ugu baaqay inaysan Carruurtooda Taleefano u dhiibin

0
172

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Dadka intooda badan waxa laga yaabaa inay aaminsanyihiin in noloshoodu aanay socon karin haddii aanay haysanin Taleefanada gacanta, Taleefanada waxa loo isticmaalaa is gaadhsiinta ugu fudud meel walba oo dunida kamid ah.

Maamule ku xigeenka Iskuulka Waamo Mukhtaar Sheekh Nuur Xasan  ayaanu ka waraysannay saamaynta uu Taleefanka gacantu ku yeeshay Ardayda.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad ayaa ka warramaya