Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-In kabadan 9 dhallinyaro ah ayaa fursado shaqo ka helay iskuulka hoose dhexe iyo sare ee Hilaal ee magaalada Baladweyne.
Dhallinyaradan ayaa iskuulka ka dhiga maadooyin kala duwan iyadoo shaqadan macalinimo ay ku maareeyaan noloshooda.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya