Mac-hadka Ilays ee Magaalada Kismaayo oo munaasabad u qabtay Arday baratay Luuqadaha.

0
103

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Macadkaa Ilays ee luuqadaha ee ku yaala Magaalada kismaayo ayaa xaflad qalin badalashaa u qabtay arday dhamaysatay luuqadaha

Munaasabada qalin jabinta ayaa waxaa ka soo qabgalay agaasimaha waaxda tacliinta sare ee Wasarada Waxbarashada Jubbaland Dayib Maxamed Dayib, Gudoomiyaha Waxbarashada Degmada kismaayo, Maamule ku xigeenka Iskuulka Ganaane ustaad bile jiirow, Maamulka Macaadkaa ilays, Macalimiin arday iyo marti sharaf kale.

Khadar Axmed Salaan. ayaa faah faahinaya