Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka ku nool Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ay fahmeen muhiimada ay leedahay barshada farsamada gacanta.
Sanad walba waxaa Magaalada ka soo qalinjibiyay Haween bartay noocyada kale duwan ee farsamada gacanta iyagoo Haweenka qaar ay xarumaha kale duwan ay ku barteen faramsada gacanta ay horumarineysaa xirfadaha ay barteen Haweenka.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa






