Maamulka Kismaayo oo mudeeyay xiliga la bilaabi doono dhismaha wadooyinkii hore ee Magaaladaasi

0
119

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Dagmada Kismaayo ayaa mudeeyay xiliga rasmiga ah ee la bilaabi doono dhismaha iyo Hormarinta wadooyinkii hore ee xaafadaha Magaalada kismaayo.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya