Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha Maamulka Golaha deeggaanka Degmada Jowhar ahna duqa magaalada Cusmaaan Maxamed Muqtaar ayaa balanqaaday in degmada Jowhar ay yeelaneeyso goobo loo dalxiis tago kadib kulan ay yeesheen xubno kasocday xildhibaano isgu jiro heer Federal,heer State iyo marti sharaf kale.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa