Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada iyo maamulka Deegaanka Inamad oo hoostaga Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug ayaa wasaaradda waxbarashada Galmudug iyo Hay’addaha kashaqeeya waxbarashada ka codsaday in lagala qeyb qaato dhsimaha Iskuulka Deegaanka Inamad.
ugu horeyn macalinka dhiga Iskuulka Deegaanka inamad ayaa kawarbixiyey tirada Ardeyda dhigata dugsiga iyo fasalada Iskuulku ka koobanyahay.
Maamulka iyo waxgaradka Deegaanka ayaa dhankooda ka codsaday in cabashada dadka reer Inamad kasoo jawabto Wasaaradda waxbarashada Galmudug garahana wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Galmudug Maxamed Xaashi Dhoore.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa