Maamulka Isbitaalka Daryeel ee Kismaayo oo ka hadlay hormarada laga gaaray dhinaca Caafimaadka.

0
68

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Caafimaadka ayaa ah wax ugu muhiimsan bani’adamka waxaana loo baahan yahay in ay mar kasta iska ilaaliyaan waxyaabaha caafimaad darada keeni kara.

Agaasimaha Isbitaalka Daryeel ee magaalada Kismaayo Digtor Ciro ayaa bulshada ugu baaqay in ay la socodaan xaaladooda caafimaad.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa