Maamulka Isbitaalka Bader oo Wacyigalin kala duwan u sameeya qaybaha bulshada.

0
125

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhaqaatiirta ka howlgasha isbitaalka beder ee dagmada dhoobley ayaa bukaanada soo booqda bulshada xarunta iyo guud ahaan bulshada ka wacyi galiya waxyaabaha caafimaad darada u horseedi karaa bulshada iyo sido kale sida ay looga hortagi karo xanuunada bulshada ku dhex faafa.

Dr abdi muuse garas oo ah madaxa isbitaalka badar ayaa ka warbixiyay fariimada caafimaad ee ay bulshada la wadaagaan iyo sida ay ugu fududaatay in ay bixiyaan fariimo la xiriira caafimaadka.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya