Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha dhanka amniga ee Maamulka Gobolka Shabeellaha dhexe Maxamuud Cilmi Raage ayaa sheegay in dadka dhibaatayaysan lala soo gaaro gar-gaar sido kale sheegay in dadkan ay ubahanyihiin adeegyada Aasa-aasiga sida Biyaha iyo Caafimaadka.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya