Maamulka Gobolka Jubada Hoose oo qorshaynaya wax u qabashada Barakacayaasha gobolka

0
210

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Gobalka Jubbada hoose waxaa ku yaallo kaamam badan oo  ay ku nool yihiin  dad isugu jira kuwa  barakacaal ah iyo kuwa danyar ah.

Agaasimah arimaha bulshada ee mamulkka gobalka Jubbada hoose Jaamac Ugaas ayaa sheegay in ay ka war qabaan xaaladda dadkaasi ayna  qor sheenayaan sidii dadkaasi wax loogu qaban lahaa.

Cumar Maxamed Dayib ayaa warbixintan inooga diyaariyay