WARARKA Maamulka dugsiga AL Nasri oo codsaday in laga Taageero Agabka Waxbarshada. By admin - December 1, 2024 0 83 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-In ka badan 210 Arday ayaa wax ka barta Iskuulka al nasri oo ka mid ah Iskuuulada sida gaarka ah loo leyahay ee ku yaala Magalaad Jowhar ee Casimadda Maamulka Hirshabelle. Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2024/12/warka-khadar-.Maamulka-dugsiga-AL-Nasri-oo-codsaday-in-laga-Taageero-Agabka-waxbarshada.mp3