Maamulka Dhuusamareeb oo kawarbixiyay saamaynta daadad kusoo rogmaday xaafadaha Magaalada.

0
89

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxa Waaxda Faya-dhowrka caasimadda Galmudug Shariif Maxamed Geeddi oo waraysi siiyay Warbaahinta ayaa waxa uu kawarbixiyay saamaynta bulshada ku nool Dhuusamareeb kasoo gaartay Daadadka waxaa uu sheegay inay jirto halis Caafimaad oo soo food saartay bulshada gaar ahaan barakacayaasha iyo danyarta.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa