Maamulka Degmada Xudur Oo Kulan La qaatay Hay’addaha ka shaqeeya Gargaarka Bani’aadanimo.

0
235

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulan ay wada qateen Maamulka degmada Xudur iyo Hay’adaha ka shaqeeya gargaarka iyo Bani’aadanimada ayaa looga hadlay sidii gurmad loogu sameyn lahaa Dadka ka soo barakacay Saameynta Biyaha Roobka ee xafadaa Bulow ee magaalada xudur.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya