WARARKA Maamulka Degmada Kismaayo oo digniin udiray dadka wata Gawaarida taarga la’anta iyo kuwa bensalka By admin - August 9, 2024 0 77 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mamuulka Dowladda hoose ee Degmada Kismaayo ayaa bilaabay dadala ku aadan wax ka qabashada Gawaarida taarga la’anta ah iyo kuwa Gadiidka Dadweynaha ee Muraayadaha Madow ee loo yaqaano bensalka Maxamed Cali Samow https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2024/08/warka-samow-Mamuulka-Degmada-Kismaayo-oo-dignin-udiray-dadka-wata-Gawarida-targa-la-anta-iyo-kuwa-bensalka.mp3