Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddomiyaha Degmada Kismaayo ahna Duqa Magaalada Cumar Cabdullaahi Maxamed (Faraweyne) oo Xafiskiisa kula hadlay Warbahinta ayaa bulshada ku nool Magaalada kismaayo ugu baaqay ineey ka shaqeyaan Amniga.
Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya






