Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Degmada Kismaayo ahna Duqa Magaalada, Mudane Cumar Cabdullaahi Maxamed ayaa Magaalada Neyrobi ee Caasimada dalka kenya kaga soo qeyb galay shirar looga hadlaayay Mashaariic Hormarineed kuwaas oo ay qeyb ka yihiin Mashaariicda horumarinta Wadooyinka Degmada Kismaayo.
Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahineysa