Maamulka Degmada Hodon ee Gobolka Banadir oo furay wadooyin xirnaa.

0
150

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-kadib amar dhawaan kasoo baxay madaxda sare ee Gobolka Banaadir kaasi oo ku aadana furista wadooyinka Muqdisho oo dadi qaarkood si sharci darro ah udhisteen ayaa waxaa amarkaasi uu kadhaqan galay Degmada Hodan ee Gobolka Banadir.

howlgalkaan wado furista ah ayaa waxaa uu kabiowday Degmada Hodan iyadoo ay horkacayaan madaxda Maamulka Degmada oo kaashanaya ciidamada Police-ka ee Degmadaasi kuwaa oo furay ilaa dhowr waddo oo sharci darro loo dhistay sida ay sheegeen madaxda Maamulka Degmada.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa