Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha Maamulka degmada Balanballe ee galbeedka gobalka galgaduud ayaa fariin udiray dadka amni darradda ka wada degmada
Iyo deegaanadda hoostimada gudoomiyaha ayaa sheegey in sharciga la horgeydoona cid kasta oo wax yaabo amniga liddi ku ah ku dhaqama degmada Balanballe ee galbeedka gobalka Galgaduud.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad. ayaa kawaramaya