Maamulka deegaanka Dhoobley oo sheegay inay diyaariyeen qorshe lagula soconaya caafimaadka Xoolaha lagu qalo kawaanada

0
182

Dhobley(Idaacadda Sanguuni) Maamulka Deegaanka Dhoobley ayaa sheegay in ay xoogga saraan markasta sidii loo ilaalin lahaa bad qabka Xoolaha lagu qalo Magaalada Dhoobley, iyagoo sheegay in ay u sameeyeen Dhakhaatiir indha indheysa Caafimaad qabka Xoolaha la keeno Suuqyada Magaalada, hadaba waa kan Guddoomiyaha Deegaanka Dhoobley Siyaad Maxamed Xasan oo arrimahaasi Ka hadlaya.

Xasan Maxamed Cabdullaahi ayaa ka warramaya