Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Buulo Bartiro oo dhaca duleedka Waqooyi ee Magaalada Kismaayo ee Xaruunta Gobalka Jubbada Hoose islamarkaana kamida Deegaanada dib u dajinta loogu sameeyay boqolaal qoys oo barakacayaal ah ayaa waxa xiligan kajira baahiyo kala duwan oo dhanka Adeegyada Aas’aasiga.
Gudomiyaha Deegaanka Bula Bartire oo dhaca duleedka Waqooyi ee magaalada Kismaayo ayaa faah-faahin kabixiyay baahiyaha ka jira Deegaankaasi.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya
Audio Player