Maamulka Deegaanka Awdiinle oo dalbadey Horumarinta Adeegyada Bulshada.

0
50

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Awdiinle Ee Gobolka Baay oo kamid ah Deeganada Sanooyinkii ugu dambeeyey sameyneysay Horumaro kala duwan dhanka Nolosha dadka Adeegyada balse weli ay jiraan Caqabada badan sida Waxbarashada Biyaha Caafimaadka iyo Goobaha Dhalinyarada ku madadaasha oo ay kamid yihiin Garoomada Kubada Cagta.

Gudoomiyaha Deegaanka Awdiinle Ee Gobolka Baay Ibraahim Maxamed Nuur Kalaay oo la hadlay Warbaahinta ayaa ka warbixiyey Xaaladaha Bulsho ee ka jira Awdiinle isagoo sheegey in dhinacyada Waxbarashada, Biyaha, Ciyaaraha, Caafimaadka, ay baahi badan ka jirto islamarkaana ugu Hay’adaha ku shuqulka leh ay ka soo Jawaabaan.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa