Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Maalinta Cagaarshowga Adduunka ayaa la xusaa sannad kasta 28-ka Luulyo si kor loogu qaado wacyiga ku saabsan cudurka cagaarshowga, caabuqan oo ku dhaca beerka ayaa sababa cudurka beerka.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya