Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhalinyarada Aduunka oo maanta oo kale Dunida laga xuso

0
177

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-15 ka luulyo sanad kasta aduunka waxaa laga dabaal dagaa maalinta caalamiga ah ee xirfadaha dhalinyarada kuwaasi oo lagu dhiira galinaayo xirfadooda.

Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa ka warramaya