Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Maalinta Caalamiga ah ee Ka Hortagga Shaqaalaysiinta Carruurta, oo la qabto sanad walba bisha Juun 12 ayaa waxaa loogu talagalay in lagu kobciyo dhaqdhaqaaqa adduunka ee ka dhanka ah shaqaaleysiinta carruurta.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa