Maalinta Caalamiga ah ee Badbaadada Bukaanka oo Maanta ku beegan.

0
40

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maanta oo kale 17-ka September, sanad walba dunida waxaa laga xusaa Maalinta Caalamiga ah ee Badbaadada Bukaanka.

Maalintan ayay Qaramada Midoobay iyo Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) u asteeyeen
sidii kor loogu qaadi lahaa wacyiga ku saabsan muhiimadda ay leedahay badbaadada
bukaanka marka la adeegayo caafimaadka.

Mawduuca sanadkan 2025 waa: “Technology and Safety in Patient Care” – taasoo
diiradda saaraysa sida tiknoolajiyadda iyo tababarka caafimaadka loogu adeegsan karo
ilaalinta nolosha bukaanka.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya