Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Dugsiga Al-Furqaan oo kamid ah dugsiyada ku yaala magaalada Dhoobley ayaa ah Dugsi arday badan ay wax ku bartaan, iyadoo waliba si gaar ah loogu baro Qur’aanka xifdin tiisa iyo Tafsiir kiisaba.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad ayaa Faahfaahinaya