Maahruuc Caafimaad oo isugu jira Qaliino iyo daaweyn Oo laga dah-furey Muqdisho.

0
65

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ololahaan Dawaynta iyo Qiliimada isugu jirta oo socon doonta mudo 10 Maalin, waxaana si wadajir ah u fulin donaa dhaqaatiir Soomaali iyo Masaari isugu jirta.

Khubaradaan ayaa sameyn doona Kabista Lafaha, Toosinta Lafaha, Qaliimada Dalabka, Toosinta ilmaha dalbaha leh iyo Daaweenta xnuunada lafaha ku dhaca.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya