Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waaxda Horumarinta Dhaqaalaha ee Wasaaradda Qorsheynta XFS ayaa Maanta Magaalada Muqdisho ku qabtay kulan la xidhiidha Istiraatijayada Dhimista Saboolnimada ee Qorashaha Sagaalaad ee Horumarinta Qaranka.
Agaasimaha Waaxda Horumarinta Dhaqaalaha Cabdinaasir Cumar Kaate ayaa soo bandhigay warbixin ku saabsan heerka Saboolnimada ee Dalka.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya