Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xarunta horumarinta Haweenka ee degmada Kismaayo ayaa lagu qabtay kulan wacyi galin ah oo diirada lagu saarayay Tacadiyada iyo anshax xumada ku dhaca Haweenka gaar ahaan kuwa lagu beegsado Baraha Bulshada.
Kulankan oo ahaa mid si heer sara ah loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qeyb galay masuuliyiin kala duwan oo iskugu jiray Heer gobal iyo heer Degmo.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa