Kulan looga hadlayay Nabadda Deegaanka oo lagu qabtay Biya-cade.

0
5

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Odayaasha dhaqanka waxgaradka qaar mid ka mid ah dhalinyarada beelaha dega Deegaanada Mamulka Hirshabeelle ayaa  go’aano kasoo saaray dagaal beeledyo ka dhacay Deegaano hoostaga Degmada Biya-cade ee gobolka Shabeellaha Dhexe odayasha dhaqanka oo kulan ku yeshay Degmada biyo cade ayaa ugu baaqay belaha ay dirirtu dhexmartay in ay sida ugu dhaqsiyaha badan u jojiyaan colaada gogosha nabadeedna ay dib ugu soo laabtaan.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa