Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdinaasir Cabdi Caruush ayaa shir Gudoomiyay kulan looga hadlayay Mashaariicda Deg Dega ah oo lagu qabtay Magaalada Baydhabo ee Gobalka Baay.
Kulankan ayaa waxaa ka qeyb galay madax ka socotay Hay’addaha ka shaqeeya Mashaariicda Deg Dega ah iyo xubno ka socday Wasaaradaha Caafimaadka iyo Biyaha ee Maamulka Koonfur Galbeed.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahinaya